Wararka

Kooxo Dil Ka Gaystay Caawa Magaaladda Gaalkacyo
Kooxo Bastoolado ku Hubaysan ayaa goor dhaweyd Magaaladda Gaalkacyo ku dilay Gudoomiyihii Xaafadda Israac Axmed Cilmi Cismaan ''Gootax'',sidda ay innoo xaqiijiyeen Dad goob joogayaal ahi.
Shirka Gudiga Wadajirka Amniga oo markii u horeysay Muqdisho lagu qabtay
Muqdisho, Isniin, August 22, 2011----Waxaa maanta markii ugu horeysay lagu qabtay magaalada Muqdisho shirkii guddiga wadajirka ah ee Amniga dalka iyadoo ay shir guddoominayeen Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada KMG ah ee Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali, wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee Q/midoobay…
Xoogaga Kasoo Horjeeda Qadaafi oo Qabsaday Caasimada Liibiya, Tripoli.
Ciidamada Mucaaradka oo gudaha u soo galay caasimadda Liibiya Tripoli maalintii Sabtida ayey u suurta gashey in ay la wareegaan inta badan caasimadda Tripoli. Telefishanka al-Jazeera ayaa ku soo waramaya in ciidankii sida gaarka ah u ilaalin jirey Qaddafi ay isu dhiibeen mucaaradka, sidoo kale waxaa…
Qadaafi Oo Fariin Diray & Mucaaradka Oo Ku Dhoow!
Qadaafi Oo Dar-daarmay:- Madaxweynaha Dalka Liibiya Muammar Gaddafi ayaa Fariin deg deg ah u diray Dalalka Carabta xilli Xoogaga Mucaaradku ay Guulo ka gaareen Dagaaladdii dhacayay oo haatan Kaabiga ku hayaan Magaaladda Tripoli ee Caasimadda Dalkaasi.
Diyaarad An Duuliye Laheyn Oo Ku Dhcday Muqdisho
Diyaarad ka mid ah kuw aan Duuliyaha laheyn ee loo yaqaano (Drones) ayaa ku dhacday Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya,sidda uu xaqiijiyay Sarkaal ka tirsan Dowladda KMG ah.
R/wasaraha turkiga oo Xamar soo garay (Sawiro )
Ra'iisul Wasaaraha Dowladda Turkiga Recep Tayyib Erdogan oo maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ayaa kulan haatan kula leh Madaxtooyada Madaxda ugu sareysa Dowladda KMG, kadib markii uu soo dhameeyay booqashooyin uu ku tagay xeryaha Barakacayaasha