Wararka

Aniga kaliya iigu yeera Guddoomiye>>>>>>> Maqaal ka hadlaya Ahlusunna.
Shalay waxay aheyd maalin dadka badi ay u asteeyeen inay tahay maalin qosol iyo la yaab,sababtoo ah guddoomiyihii hore ee Ahlusunnadda Gobolada Dhexe Shiikh Ibrahim Guureeye dhawaana looga guuleystay tartankii hogaanka ururkaasi ayaa waxa uu ku dhawaaqay maamul uu ku sheegay Ahlusunnada Guud,balse dadweynaha…
Degmada Burtinle oo kaam cusub looga furay dad soo bara kacay
Burtiinle ayaa waxaa soo gaaray dad farabadan oo saameen ku reebtay abaarta kajirta qaar kamid ah gobalada Soomaaliya waxaana arintaasi ka hadlay gudomiyaha dagmada Buurtinle waxaana uu faah faahin dheer ka bixiyay xaaladda guud ee dadkaasi iyo mida gaar ee degmada.
10; Xildhibaano oo maantay soo gaaray magalada Garoowe. (Sawiro )
Waxaa maanta garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe kasoo dagay Xildhibaano badan oo katirsan golaha baarlamaanka ee Dawlada Soomaaliya kuwaasoo inta badan kasoo jeeda lagana soo doorto deegaanada Puntland ayna kujiraan siyaasiyiin caan ah iyagoona kasoo duulay caasimada Jamhuuriyada Soomaaliya ee…
Tacsi :INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN
Bahweynta Isboortiga Soomaaliyeed ee degan dalka Ingiriiska, waxay si wadajir ah tacsi ugu dirayaan Danjire Maxamed Axmed Caalim iyo Drs.Fadumo Axmed Caalim oo hooyadood ku geeriyootey laguna aasey magaalada Toronto dalka Canada ALLAHA u naxariistee Marxuumada Xaawo Jabriil.
Hay'adda African Daryeel oo ciyaaro ku qabatay Amsterdam.
Ciyaaro kubada cagta oo ay ka qeybgalayeen kooxo somali ah iyo koox ka socotay jaaliyadda Morroko ee degan wadanka Holland ayaa lagu qabtay Magaallada Amsterdam,waxaana ciyaarahan soo abaabulay hay'adda African Daryeel ee wax ka qabata arimaha waxbarashada Somaliya iyo kulamada dhalinyarada somalida…