Wararka

Sawiro: Muqdisho; Hawlagal Ciidanka Police ay ka wadaan;
Ciidamo gaar ah oo dhowaan Dowladda u xilsaartay sugida Amaanka Muqdisho ayaa maalintii labaad howl galo ballaaran ka wada Magaalada Muqdisho, xilli shalay howl galadii ay sameeyeen ku soo qab qabteen Hub, rasaas, qoryo gacmeed iyo waxyaabaha qarxa.
Ganacsade Daroogu Ku Beeraya Degaanadda Galmudug
Warbixin loo gudbiyey golaha amaanka ee Qaramada Midoobey ayaa lagu sheegey in ganacsade u dhashay Koonfur Afrika uu maalgaliyo maleeshiyo fadhigeedu yahay maamul goboleedka Galmudug si halkaasi ay uga beeraan maandooriyeyaal.
Roob lacag ah oo saaka ka da'ay jidka A2 ee Holland
Saaka Subaxii gaadiidka qada lacagta ee Holland oo marayey jidka wayn ee A2 ayaa lacag ay ka daadatey, sida wararku ay sheegayaan baabuurkan siday lacagta ayaa waxaa furmay sanduuq ka mid ah sanduuqyada lacagta lagu qaado kaas oo hawada ay raacday.
Gaddafi Oo Aad U Jeclaa Condoleezza Rice
Xoogaga Mucaaradka Dalka Liibiya ayaa Qasriga Madaxweyne Moamar Gaddafi ka helay Album ay ku Xardhanyihiin Sawiradda Moamar Gaddafi iyo Xoghayihiin hore ee Arrimaha Dibadda u Qaabilsaneyd Maraykanka Condoleezza Rice.
Marwada R/Wasaaraha Malaysia Oo $2Million Ugu Deeqday Abaaraha Soomaliya
Kuala Lumpur. Marwada u dhaxda ra'isal wasaaraha dalka Malaysia oo magaceeda la yiraahdo Rosmah Mansor ayaa bilowday dadaal ay ugu gar gaareyso dadka Soomaaliyeed ee abaaraha ku habsatay iyadoo kaashaneyso wasaarada arrimaha qoyska waxayna sheegtay inay ku deeqday lacag dhan RM6mil Ringit Malaysian…