Waxaa na soo gaarey warqadii lagu dalbaday in lagu dayactiro garoonkii hore ee kubada cagta Conis Stadium oo ku yaal waqooyiga magaalada Muqdisho iyo lacagtii loogu ogaaladay inay ku dayactiraan garoonka isla markana ay ku dhisan Hooy lagu xareeyo kooxaha ka qayb galaya tartamada.
Wararka naga soo garaya magalada Muqdisho ee Casimada Somaliya ayaa tibaxaaya in Magalaaasi ay manta so gareen Wafdi Balaraan oo ka socda Wadanka Kenya.
Nin Meeyd ah ayaa Waxaa Saaka Aroortii Lagu Arkay Duleedka Magaalda Gaar'ahaan Dhinaca Qabuuraha Cirjiife, Ruuxaan Ayaan La ,Aqoonin Heebtiisa Laakiin Dadka Xaafadaas ka Ag dhow ayaa Xaqiijiyay in Dhaawac ka muuqdo Jirkiisa Meeydkaan.
ciyaar aad uxiiso badan ayaa waxa ay galabta ka dhacadaya garoonkakubada cagta ee cawaale stadum ee magalada galkacyo, cayaartani maanta ayaa waxa ay dhex martay labada naadi ee heerkakowad e puntalnd horseed vs komseed oo kawada dhisan labadaani naadigaalkacyo iyo garowe
Kuala Lumpur. Xaflad ballaaran oo qeyb ka ahaayeen arday Soomaaliyeed oo ka qalin jebisay qeybaha kala duwan ee kulliyadaha sida IT, Ingineering, BA , Islamic Fianance & Banking iyo Human Resources & Management ayaa waxa ay ka dhacday mid ka mid ah jaamacadaha ugu faca weyn dalka Malaysia oo lagu magacaabo…
Hawl-galo xalay laga sameeyay Gaalkacyo Ayaa Ciidamada Waxaa Ay ku soo Qabqabteen Dad looga Shakisan yahay in Lug ay ku leeyihiin Amaan darida ka jirta gaalkacyo,Hawl-galakaas ayaa La sheegay in uu Ku Dhaawacmay Hal Ruux oo isku Dayay in uu Baajiyo Hawl-galka Ciidanka ay ka sameeynayeen magaalada Gaalkacyo…
Wararka Ka Imaanaya Degmada Burtinle ee Goboka Nugaal Ayaa Waxaa Ay Sheegayaan in halkaasi Lagu Dilay Nin Burcad Badeed Ahaa Islamarkaana kamid Ahaa Kooxaha Daraagiska Isticmaala, waxaana wararka BurtinleTimes halkaas ka heleeyso ay sheegayaan Dhibaatooyin Tiro Badan uu Ku Hayay Dadka ku Daqan Deegaanka…
Banaan bax Ballaaran ayaa Markaan ka soconyaa Magalada muqdisho kaas oo ay isugu soo baxeen dhammaan dadka reer Muqdisho ayadoo ay dadkaasi muujinayeen Shacuurtooda ku aadan sida ay uga xun yihiin Xasuuqii loo gaystay dhawaan dadka Soomaaliyeed.