Wararka

Wefdi Ka Socda Dalka Turki-ga Oo Gaaray Muqdisho
Wefdi ka socday Dalka Turki-ga ayaa Maanta gaaray Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya,halkaasoo ay ku nool-yihiin Boqolaal Ruux oo ay saameeyeen Abaaraha halkaasi ka jira.
Al-Shabaab ''Wali Waa Socdaan Dagaaladdii Muqdisho
Xarakadda Al-Shabaab Al-Mujaahidiin ayaa War-Saxaafadeed ay soo saareen uga hadlay ka bixitaankooda Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya iyo Waxyaabaha ay Damacsanyihiin ama QorshaynayaanAl
Horyaalka Ingiriiska Oo Furmay & Tababaraha Manchester United Oo Ku Baaqay In La Gar gaaro Caruurta Soomaliyeed Ee Baahida U Dhimanaysa
London. Tababaraha kooxda shayadiinta cas cas ee Manchester United ee la yiraahdo Sir Alex Farguson ayaa war bixin uu siiyay qaar ka mid ah saxaafada caalamka ku sheegay in wax laga naxo ay tahay xaaladda haysata caruurta Soomaaliyeed ee u dhamaanaysa baahida, taasoo uu tilmaamay tababaruhu mid bini'aadanimada…
Valeria Amos Oo Booqatay Banadir Hospital
Ku-xigeen-ka Ergaygga Gaar-ka ah ee Qaramadda Midoobay Ban K-moon Haweenaydda lagu Magacaabo Valeria Amos ayaa Maanta gaartay Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya.