"Riyadii Rumowday"by: SAHRA QORANE CUMAR
Qof kasta oo ku nool amase ku soo barbaaray meel uusan burbur, dhibaato, dil, qax iyo baahiba aysan ka jirin, wax baddan kama dareemi karo baahida wax akhris ee ay qabaan dadka ku dhashay ama se ku soo barbaaray waddan intaas iyo in kabadan oo dhib ah ku soo jiray muddo dheer.