Wararka

Faadumo Qaasim Hillawle oo maantay ku geeriyootay (London )
Allaha Janadii ka waraabiyee fanaanadii caanka ahayd ee somaliyeed Faaduma qaasim hilowle ayaa manta ku geeriyotay Magaalada London ee Wadanka Britain, fanaanadan oo ahayd hooyo faneed oo uu siweyn u tabi doono fanka somaliyeede ayaa ku caan baxday inay ku luuqayso heeso aad u cajiib iyadoo caan ka…
Gaalakcyo Degan iyo Dad kii Bara kacayaasha ahaa Oo DIb Ugu Soo Laabanaaya
Dagaalkii Ka Bilaawday Bisha Sptembar Horaanteedii Ka Gaalkacyo Ayaa Waxaa Ay Galaafteen Dad iyo Duunyo Farabadan Dagaalkaas Ayaa Lagu Waayay Hantida Qaybaheeda Kala Gedisan ,Waxaa Jiratay in uu Xirmay Isku Socodka Dadka Iyo Ganacsiga Muddo Fara Badan Taana Waxaa Ay Keentay In Dadkii Ku Dhaqnaa Magaalada…
R/wasaaraja Somalia oo Khudbad ka jeediyey Shirka ICC
Waxaa maanta magaalada Copenhagen ee dalka denmark si rasmi ah uga furmay Shirkii Kooxda Xiriirka Caalamiga Soomaaliya International Contact Group kaasoo ay ka qeybgalayaan Madax ka tirsan Dowlada KMG ah Soomaaliya iyo maamul Goboleedka Dalka.
Macalin Tuke oo si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Manchester–
Jaaliyada Isboortiga Soomaaliyeed ee magaalada Manchester ayaa si heer sare ah soo dhaweyn iyo sii sagootinba ugu sameysay magaaladooda macalinkii hore kooxda Jeenyo iyo Gaadiidka macalinkii Qaranka Cabdulaahi Xasan Saalax ''Tuke'' iyo wiilkiisa Maxamed Tuke oo isna ahaa ciyaaryahan hore kubadda cagta…