Wararka

BTS: Kulanki Baarlamanka maxaa looga dooday shalay Maxase maata looga hadlin
Kulanka Baarlamanka oo ka dhacay Xarunta Shacabka ayaa waxaa gudoomunayey Gudoomiye ku xigeenka koowaad ahna ku simha xilka gudoomiyaha, Kulanka ayaa waxaa lagu eegayey arimo ay ugu waynayd Miisaaniyada Sannadka mudada gaaban naga xigto ee 2011ka , Waxaa soo xaadiray madasha shirka inka badan 259 xildhiban…
Garowe: Ciyaartii dhex martay Bari iyo Bay ayaa guushu ku raacday Bari
Xulka kubada cagta ee 18 gobol kana socda Garoonka kubada cagta ee Mire awaae jaamac Magaalada garowe aya waxaa food isku daray Xulka Bay iyo Xulka Bari waxayku soo dhamatay 2-3 oo guushu ku raacday Goblka bari oo hada u gudbay semi-funalka cayaarta ama Afarta kooxood ee u dambeya
BTS: War dag dag ah Galkacyo
Waxaa saacado ka hor soo gaaray Garoonka diyaaradaha magalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug Diyaarad khaas ah oo ka soo kicintay wadanka Kenya