Wararka

Mogdisho: Xildhiban furxan oo ka jawabay Xirashadii Dekada mogdisho
Xildhiban Maxamed jamac Furux oo meleshiya ka amar qaadata shalay xirtay Dekeda wayn ee magalada mogdisho ayaa sheegay in uu og yahay howl galad Meleyshidisu hayso sheegayna in ay wadayaan ilaa wax laga badalo maamulka hada gacanta ku haya dakada oo uu ku eediyey wax is dabadrin Musuqmaasul joogta ah…