Wararka

Ban ki-Moon oo ku baaqay in la taageero dowladda Somaliya
Golaha Amaanka Qaramada Midoobay ayaa ka fariistay arrinta Soomaaliya, waxaana fadhigaasi looga hadlay xaaladda amni, mida bini`aadamnimo iyo waliba howlgalladii ugu dambeeyay ee ay ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ka fuliyeen caasimadda Muqdisho iyo gobolada koonfureed ee Soomaaliya.
Kenya oo Walaac ka Muujisay Hanjabaadi Al-Shabaab
Dawladda wadanka Kenya ayaa walaac xoogan ka muujisay hanjabaad dhowaan kasoo yeertay kooxda Al-Shabaab ee ku aadan in ay weeraro ka geysan doonaan gudaha dalkaas iyadoo ay ku eedeyeen in ay ka qayb qaadatay dagaaladii ka dhacay degmada Beledxaawo.
Ciidanka Dowladda iyo AMISOM oo Qabsaday Xarumo Muhiim ah
Warsaxaafadeed ka soo baxay wasaaradda warfaafinta dawladda federaalka ayaa lagu sheegay in ciidamada Dawladda iyo kuwa AMISOM ay la wareegeen saldhigyo muhim ah oo ay horey ugu sugnaayeen Xarakada al-Shabaab, gooabaha ay qabsadeen ayey ku sheegeen warsaxaafadadeedka, Wasaaraddii Gaashaandhiga, Xarunta…
Somaliland oo ka jawaabtay Hadalkii Madaxweynaha Puntland
Maamulka Somaliland ayaa ka jawaabey hadal maalintii shalay kasoo yeeray Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiraxmaan Faroole oo ku aadana dagaalkii shalay ka dhacay degaanka Kalshaale iyo kuwa kale oo ka tirsan gobolka Ceyn.