Wararka

BTS: WAR DAG DAG AH
Gudoomiyaha Gobolka Bari Shiikh C/xaafid Cali Yuusuf ayaa raali galin ka bixiyey war uu ka sheegay idaacada BBC.
Garowe: Ciyaarta Gobolada Somalia oo maraysa 8 Kooxood ee ugu dambeyey
Ciyaaraha kubada Cagta 18aad ee Gobolada somalia ee ka socda Xarunta maamulka Puntland ayaa soo gaaray Qaybihii dambe ayada oo hada ay isu soo hareen 8 kooxood ee u dambeyey kuwaas oo 4 ka mid ah ay galabta isku arki doonaan Garoonka kubada Cagta Mire Awaare Jaamac ee magalada Garowe ee lagu Martiqaaday…
Holland: Wadanka holland oo xabsiga dhigay Muwadinin Somalia
Wadanka holland ayaa Xabsiga dhigay 12 Somalia oo haysta dhalashada wadanka Holland kuwaas oo Ciidanka wadanka Holland ku raad joogeen mudooyinkii dambe kuna eedaysnaa in ay maleegayeen Falal argagaxisinimo oo ay ka sameeyaan wadanka Netherland ee Qaarada Yurub
Zambia: 86 somali tahriibyaal ah ayaa laga soo tarxiilay wadanka Zambia
Wararka aan ka helayno wadanka Zambia ayaa sheegaya in ay dowlada Dalka Zambia wadankeeda ka tarxiishay 86 ruux oo somalia kuwaas o ay ku sheegtay in ay si sharci daraa ku soo galeen wadanka Zambia ee Africada Koonfureed , Wararka aan ka helayno ayaa intaas ku daraya in ku dhawaan 60 ka mid ah in maxkamad…
Kenya: Dowlada kenya ayaa xuduudkeda soo dhoobtay Ciidamo
Dowlada Dalka kenya ayaa xuduudka ay la leedahay dalka somalia soo dhoobtay Ciidamo aad u fara badan oo isugu jira Boliis iyo militery si ay uga hortagaan falal isqarxin oo laga cabsi qabo in lala beegsado Munaasabada (Masiixiga) Chrismiska taas o laga cabsi qabo kooxa islamiyinta ah ee Somalia
Mogdiso: Dowlada FKM oo so dhawayay Go'aana QM ee Mudo kor dhinta Amisom
Maxamed C/laahi Oomar Wasiirka Arimaha dibada ahna raisalwasare ku xigeenka ayaa ku sheegay in ay dowladu soo dhawaynayso Codka aqlabiyada leh ee UN ugu kordhiyey Ciidamada Amison waqtiga sii joogida Dalka somalia, Asaga oo ku tilmaamay in ay tahay go'aan wanagsan oo ay qaadatay jamciyada Qurumaha…