Wararka

Garowe: Cayaarihii ugu dambyey " Mudug VS Gado iyo Bakool VS Bari"
Waxaa Maanta isku Arkay Ciyaaro Xiiso Badan garoonka Mire Aware jamac ee magalada garowe ee ay ka socoto Ciyaarata Kubada Cagta Gobolad Dalka somaliya " Mudug VS Gado iyo Bakool VS Bari" Halka Guusha ay Galabta la tageen Labada Naadi ee Mudug iyo bari oo midba tii la ciyaraysay ku jiiday Dhulka
garowe: natiijada Ciyaaraha Kubada Cagta ee gobolada Somaliya
natiijada Ciyaaraha Kubada Cagta ee gobolada Somaliya ayaa socda ayada oo maalintii sadexaad iyo Group C ayaa ciyaarahu marayaan ayaa ciyaartii ugu dambeysay waxaa Gawoonka kubada Cagta ee Mire Awaare garawe waxaa wada kulmay Afar Gobol oo kala ah Shebeleda Dhexe VS Bakool iyo Bari VS Jubada Dhexe