Wararka

Mogdisho: Xisbul islaamoo hanjabad kulul u jeedisay Dowlada iyo Amison
Kooxda Xisbul islaam garabka Shiikh Aways ayaa war baahinta u sheegay in uu laba jibaarmi doono dagaalka ay kula jiraan dowlada iyo xulufadeeda afhayeenka xisbul islam garabka Shiikh xassan Daahir , Shiikh Caruus ayaa waxaa uu hajabaadiasa ku tilmamay Madaxwane Msavani ee dalka Uganda oo asagu si kadis…
Burtinle: Wafti hor leh oo u badan Nabadono oo gaaray Deganka Maygaagle
Wafti hor leh oo u badan Nabadono ayaa gaaray Deegaanka Maygaagle si ay uga qayb qaataan wada hadal la filayo in uu furmo maanta kaas oo u dhexeya labo beelood oo halkaas isku haya sido kalena ay ugu raadiya dhalinyaro iyo xoolo halkaas ugu xayiran ciidamada ismaamulka somalida ethiopia Xoriyadoodii.
USA: Ciidamada Sirdoonka Maraykana oo qabtay wiil somali American u ku eedaysan falal argagixiso in uu ka sameyo goobo lagu cibadaysto dalka maraykanka
USA: Ciidamada Sirdoonka Maraykana oo qabtay wiil somali American u ku eedaysan falal argagixiso in uu ka sameyo goobo lagu cibadaysto dalka maraykanka ka hor intii aysan ciidamada FBI maraykanku aysan fashilin arinkaas oo ay sheegeen in uu doonayey wiilkas shalin yarada in uu waxyeelo ka gaysto Wadanka…
Naimrobi: Madaxwayne C/raxman Farole oo la kulmay midowga yurub maanta
Madaxwaynaha Maamulka somaliyeed ee Puntland MUdane C/raxaman Shiikh Maxamed Maxamuud iyo wafti sare oo in dhawaynd ku sugnaa Dalka kenya caadumadisa Nariobi ayaa kulan heer saraa la yeeshay Madaxda Wadamada Yurub u fadhiga Keyna ayaga oo isla falanqeeyey xalada Puntland ugu dambayntii Is afgarad ku…
Mogdisho: Xukumada Farmaajo oo waqti yar ka hor la ansixiyey
Xukumada Cusub ayaa waqti yar ka hor la ansixiyey ka din markii cod aqlibayad leh lagu anxisiyey asaga oo uu shirku ka qabsoomay Xarunta Golaha dhacabka waxaan halkaas ka maqnaa raisal wasaare Maxamed C/laahi oo ay joogeen Xubno matalaya o ka tirsan xukumada La ansixiyey
Dowladda Sacuudi oo Xirtay Rag ka tirsan Al Qaacidda.
Jiddah: Dowladda Sacuudiya Carabiya ayaa sheegtay in dad ay ku xirtay wadankeeda ay tirsanaayeen Al-qaacidada Yemen, Soomaaliya iyo Afghanistan islamarkaana ay damacsanaayeen in qaraxyo ka gaystaan wadankaasi.
Ciidamada Ahlu Sunna oo dilay Wiil ay ugu shakiyeen Al Shabaab
Muqdisho: Ciidamo ka tirsan Maamulka Culumaa'udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa habeenimadii xalay wiil dhalinyaro ah oo looga shakiyay in uu xirii laleeyahay Al Shabaab waxaa ay ku dileen xaafadda Ceeldheere degmada Dharkenleey ee gobolka Banaadir.