Fadhiga barlamanka oo lagu wado in uu ka dhaco magaalada Muqdisho
Muqdisho.Mudanayasha barlamanka KMG Soomaaliya ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda ay kulan ku yeeshaan Xarunta golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho, iyadoo Ajandaha maanta barlamankana uu yahay ansixinta Xukuumadda Ra'iisul wasaare Farmaajo.